13Tailor

Services

13Tailor

Adeegyada aan Bixino

1

Dharka Caruurta

Adeegyada aan bixino waxa kamida Toliimada, farsamaynta iyo dib u habaynta dharka caruurta sida labiska goobaha waxbarashada.

2

Dharka Dumarka

Adeegyada aan bixino waxa kamida Toliimada, Samayntooda iyo Dib u habaynt Dharka Dumarka sida cabaayadaha duruucda xijaabada iyo toobabka

3

Khamiisyada

Adeeyada aan bixino waxa kamida samaynta iyo toliimada khamiisyada

4

Dharka Ragga

Adeeyada aan bixino waxaa kamida tolida qaabaynta iyo dib u habaynta dharka Ragga sida shaadhadhka, saraawiisha iyo koodhadhka

5

Dharka Dhaqanka

Adeegyada aan bixino waxa kamida toliimada dharka dhaqanka rag iyo Dumar

5

Lebiska Xaragada

Adeegyada aan bixino waxa kamida toliimada labiska xaraga ee raga waawayn

5

Labiska xaragada

Adeegyada aan bixino waxa kamida toliimada dharka raga

6

Lebiska Fudud

Adeegyada aan bixino waxa kamida toliimada dharka nooca labika fudud sida safaariyada/fatoshaariga.