13Tailor

About Us
13Tailor waa Dawaar ku suntan toliimo Tayo leh iyo hal abuur curineed oo dhanka lebiska ah. Xaruntiisa guud waxay ku taala magaalo madaxda Soomaaliland ee Hargeysa,Suuqa Gobanimo agagaarka indho birta. Waxa diyaar kuugu ah xaruntaas xirfadlayaal u carbisan u shaqaynta macaamiisha. Waxay kaa caawinayaan in ay ku dooraan dharka kugu soo baxaya iyagoo ka duulaya midabada isku soo baxa kuna cabiraya nooca dookhagu yahay. Waxa aasaase iyo weliba xarfadle macaamiisha khaaska ah u shaqeeya ka ah Abdisalaan Hayoon oo ah maskaxda iyo mishiinka bilaabay 13Tailor. si aad u hesho xog intan ka badan oo ku saabsan 13Tailor nagu soo booqo xarunteena guud ama lambarada iyo email-keena fariin noogu dhaaf.
contact usNagu soo booqo xarunteena
Jidka kowaad wadada wadnaha,
abwaancabdisalaam@gmail.com
- Saacadaha aan Furanahay:
- Sabti – khamiis: 7.00 am – 09:00 Pm
- khamiis – jimce: 7:00 am – 10:00 am

Magacaygu waa Hanna, Waxaan ka mid ahay macamiisha ku xidhan Dawaarka 13Tailor, Runtii Adeegoodu wuu i qanciyey. waqtiga balantana waan ku helaa.

way mudan yihiin bahda 13Tailor in macmiil loo noqdo Halka kasii wada ayaan leeyahay hawsha wacan ee aad wadaan. -Xamse Ali

Adeeg wacan iyo gacan fudaydka ayaan ku bogaadinayaa bahda 13Tailor. -Nasra Yusuf