13Tailor
Adeegyada aan Bixino


Dharka Ragga
Adeeyada aan bixino waxaa kamida tolida qaabaynta iyo dib u habaynta dharka Ragga sida shaadhadhka, saraawiisha iyo koodhadhka

Dharka Dumarka
Adeegyada aan bixino waxa kamida Toliimada, Samayntooda iyo Dib u habaynt Dharka Dumarka sida cabaayadaha duruucda xijaabada iyo toobabka

About Us
13Tailor waa Dawaar ku suntan toliimo Tayo leh iyo hal abuur curineed oo dhanka lebiska ah. Xaruntiisa guud waxay ku taala magaalo madaxda Soomaaliland ee Hargeysa Suuqa Gobanimo agagaarka indho birta. Waxa diyaar kuugu ah xaruntaas xirfadlayaal u carbisan u shaqaynta macaamiisha.
Read MoreNagu soo booqo xarunteena
Suuqa Gobanimo,agagaarka indho birta
dawarka13tailor@gmail.com
- Saacadaha aan Furanahay:
- Sabti – khamiis: 7.00 am – 01:00 am
- khamiis – jimce: 7:00 am – 10:00 am

Magacaygu waa Hanna, Waxaan ka mid ahay macamiisha ku xidhan Dawaarka 13Tailor, Runtii Adeegoodu wuu i qanciyey. waqtiga balantana waan ku helaa.

way mudan yihiin bahda 13Tailor in macmiil loo noqdo Halka kasii wada ayaan leeyahay hawsha wacan ee aad wadaan. -Xamse Ali

Adeeg wacan iyo gacan fudaydka ayaan ku bogaadinayaa bahda 13Tailor. -Nasra Yusuf